Skip to main content Skip to search

KUSOO DHAWAAW GANACSI GROUP

MACLUUMAAD KUQANCIYA

Xisaabinta

Kooxda Ganacsi waxay diyaar kulatahay tiknoolaaji lagu isticmaalo dajinta xisaabinta guud ee ganacsiga oo gaarsiisan heer shaqsi ama shirkad. Waxay kale oo bixineesaa tababar bilaash ah oo kusaabsan isticmaalada tiknoolaajiyada.

Read more

Email kuu gooni ah

Email kuu gooni ah sida magaca@websaydhkaga.com. Adigo kudiri kartid, kana heli kartid boggaaga internet ka.

Read more

Kaydinta Faylalka Dijitaalka

Waxa kuudiyaar ah teknoolooji aad ku kaydsaneeysid faylalkaaga dijitaalka si aamin ah iyo qarsooni adag (File Encryption).

Read more

KOBCI WAX SOOSAARKA GANACSIGAAGA 

Iska kala fududeey xisaabinta ganacsigaaga si aad xoogga usaartid wax soosaarkaaga kale.

Nalasooxiriir

ADEEGYADA

Sameesida websaydh

Dad ku xirfad leh websaydh yada

Kooxda Ganacsi waxay kudiyaarineysaa websaydh kuu qaas ah shaqsi ahaan iyo mid heer ganacsi.

Damaanad 100%

Waxaan utaagannahay adeegyadaada

Kooxda Ganacsi waxay kusiinaysaa adeegyo damaanad leh. Hubsiino wayn oo kuxiran tayada adeegyada ay bixineeso kooxda Ganacsi.

Kaydinta Faylka

Kaydin aamin ah

Kaydinta Faylalka dijitaalka ah adigoo kukaydsanaya websaydh kuu qaas ah ama midka ay hagayaan kooxda Ganacsi.

La-talin

Kor uqaadis tayadaada

Waxaan ogsoonnahay wanaaga talada fiican, sidaas owgeed, kooxda waxay kuusoobandhigeysaa la-talin gaarsiisan heer caalami si loo kobciyo tayadaada wax soosarid.

24/7 La heli karo

Waqtiga aad noobaahantahay

Waxaa naheli kartaa waqti kasto habeen ama maalin. Adeegyada ad rabtid oo diyaar kuu ah kaana luminaynin waqtigaaga.

Teknoolaaji Kaladuwan

Teknoolaajiyada ugu dambeeyay

Teknoolaaji xisaabinta, qaan-sheegashada, fayl keedsiga iyo kuwa loo qoondeeyay heer shaqsi iyo mid ganacsi labadaba.

Dalbo

Dib u soo wacid

Si aan kawada hadalno adeegyadaada ama lagaala taliyo adeega aad ubaahantahay. Kusoo dir macluumaadkaaga foomka si aad ulahadasho qof khabiir ku ah adeegaaga. 24 Saacadood kudaheeda ayaa laguu soo wici doonaa ama email laguu soodirayaa.

Ciwaanka wada hadalkeena:

HEL QIYAASTA QIIMAHA

Si aad u heshid qiyaasta qiimaha adeegaaga, macluumaadkaaga, adigoo buuxinaaya foomka. Kooxda Ganacsi waxay kusoodiiraysaa qayaasta qiimaha kubaxaya adeegyadaada.