Skip to main content Skip to search

KUSAABSAN GANACSI GROUP

Kooxda Ganacsi waxaa la aasaasay sanadka 2018. Waxa lagu aasaasay dalka Shiinaha. Waxaa aasaasay dhalinyaro Soomaali ah, oo kabarato jaamacado dalka Shiinaha.

Kooxda Ganacsi waxaa loo aasaasay in shacabka Soomaaliyeed loo soo bandhigo teknoolaajiyada casriga ee kobcinaya wax soo saarkooda oo gaar siisan heer shaqsi iyo mid urur ama shirkad.

Kooxda Ganacsi waxay xoogga saartay teknoolaajiyada loo isticmaalo xisaabinta shaqsi ama urur, maareeynta macmiilka, kaydinta faylalka dhijitaalka, dhisida websaydhyada iyo emailada gaarka ah.

Nala sooxiriir si aad uheshid macluumaadka aad ubahaantahay ama la telin bilaash ah oo ay kusiinayaan dad xirfad uleh teknoolaajiyaasha kaladuwan.

Nagu soo biir si aad u balaarisid wax soo saarkaaga iyo aad ukobcisid ganacsigaaga.