Skip to main content Skip to search
Waxaa kuu diyaarsan email kuu qaas ah shaqsii ahaan ama shirkad.

ISTICMAALKA EMAILKA SHAQSIGA

Emailka shaqsiga oo u isticmaali karto dirida iyo helitaanka emailada waa mid kuu qaas ah sida:-
  • magaacaga@websaydhkaaga.com
  • magaca@shirkadaada.com

Emailada ad diri kartid waxad ku isticmaali karta computerkaaga ama taleefankaada. Muhiimada emailka shaqsiga waa madax banaani ad kaheleesid shirkadaha kale ee emailada laga dirsado.

Dalbo Emailkaaga