Skip to main content Skip to search

Kaydinta Faylalka

Kaydinta Faylalka

Faylalkaaga dijitaalka waxay ubaahan yihiin keyd amaan iyo kuugaar ah. Sidaa owgeed, kooxda Ganacsi Group waxay kuladiyaartahay Kaydinta Faylal kaada adigoo ku keedsan karaa websaydh kuu gooni ah ama mid ay uqoondeysay Kooxda Ganacsi Group.

Faylalka aad kukeedsan kartid waxa kamid ah:-

  • Dukumeentiyada Kala ah:-
      1. PDF
      2. DOC
      3. DOCX
      4. TIF
      5. DHAMAAN FAYLALKA MICROSOFT OFFICE KA
  • Maqalka sida codka
  • Faylalka Muuqaalka sida sawirada ama video yada
  • IWM

Dalbo Kayd kaaga